berberatoday.com
Ciidamada Ilaalada Madaxweynaha Putland Oo Muqdisho Gaadhay Siciid Deni Oo Galinka Danbe Ee Maanta Kadaba Tagaya
March 13, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ilaalada Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillahi Deni ayaa kadagay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyada oo la filayaa inuu galinka dambe ee maanta Muqdisho gaadho Madaxweynuhu halkaasoo la filayo inuu degi doono xerada Xalane oo aad loo ilaaliyo amaankeeda deegaana ay kuyihiin ciidamada Amison iyo Madaxda Wadamada reer Galbeedka Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isna Muqdisho la yimid Ciidamo hubeysan islamarkaana dagay Xeredaas Xalane.
Madaxda Jubaland Iyo Puntland ayaa Muqdisho u tagay ka qayb galka Shir looga hadlayo dhamaystirka doorashada muranku hadheeyay.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews