Khilaaf Dhul Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Laascaanood
March 13, 2021 - Written by admin
Laascaanood(Berberatoday.com)-Khilaaf dhinca Dhulka ah oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Khilaafkan ayaa sababay Dhimasha Hal Ruux iyo Dhaawaca Laba Qof, kadib markii Maleeshiyaad hubaysan uu dagaal ku dhexmaray dhul ku yaala duleedka waqooyi ee magaalada Laasaanood.
Magaalada Laascaanood