Xildhibaano Ku Baaqay In La Joojiyo Xafladaha Xaalada Xanuunka Covid19 Awgeed
March 16, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaano katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa ku baaqay in la joojiyo xafladaha la qabanayo maadaama uu kor ukacay fiditaanka xanuun covid19 oo hada dadka faro baas u haya.