berberatoday.com
Ciidamada Sudan Oo Gacanta Ku Dhigay Mid Ka Mid Ah Hogaamiyeyaasha Maleeshiyada Itoobiyaanka Ah Ee Ay Dhulka Isku Haystaan
March 17, 2021 - Written by admin

Qadaaref-Batiga Sudan(Berberatoday.com)-Ciidamàda Sudan ee ku sugàn bariga dalka Sudan ayaa todobaadkan gacanta ku dhigay mid ka mid ah hogaamiyeyaasha maleeshiyada Itoobiyaanka ah ee ay Sudan isku haystaan dhul beereed balaadhan oo ku yaala deègaana la yidhàahdo Alfashq oo ku yaala àdhinacà Sudan xadka ay la leedahay  Itoobiya balsè 20 sanadood ee u dambeeyey ay beeran jireen beeralay Itoobiyaan ah.
Hadaba tan iyo intii u qarxay dagaalkii gobolka Tigray bishi November ee 2021,waxay Sudan dib u qabsàtay dhulki Al-Alfashqa intiisii badneyd tasoo ka càdhaydiisay dawlàdda Itoobiya oo culays farabadani kaga yimid qowmiyadda Amxaarada ee kasoo jeedeen beeralaydii Fashqa manafacaadsan jirtay waxaan haatan xadkà lada dal isku horfadhiya ciidamadi Sudan oo dhinac iyo kuwi Itoobiya,Eritrea iyo maleeshiyadi Amxaarada oo dhinaca kale ah.

 

Sources Haatufonline

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews