Ehelada Wiil Ku Xidhan Hargaysa Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad, Dhaawacyo Loo Gaystay Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Biixi.
March 18, 2021 - Written by admin
“Wasiir Kuxigeenka Arimaha Guduhu Wuxu Nagu Yidhi, Maxaa Saxaafada Indiin Geeyay Orda Aanu Sii Daynee Madaxwaynaha Iyo Inankiisa Soo Raali Galiya”Siciid Maxamuud Gahayr
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ehelada Aadan Xuseen Xaashi oo mudo kuxidhan magaaada hargaysa ayaa faah faahin ka bixiyay xadhigiisa,cida xidhay iyo waxa dhexmaray wiil uu madaxwayne biixi dhalay oo amray xadhigiisa.
