Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Sheegay In Uu Shaqada Ka Joojiyay Iskuduwayaasha Wasaaradaha Qaar Oo Aan Kasoo Xaadirin Shir Loogu Yeedhay.
March 18, 2021 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Badhasaabka gobolka gabiley oo manta shir layeeshay iskuduwayaasha wasaaradaha dawlada ee gobolka ayaa sheegay in uu shaqada ka joojinayo xubnihii iskuduwayaasha ahaa ee kazoo xaadiri waayay shirkan oo lagaga hadlay xaalada xanuunka coronavirus ee dalka kusoo laba kacleeyay.
