Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Jsl Oo Ka Hadlay Dagaal Laba Beeleed Ku Dhexmaray Deegaanka Shidan Ee Gobolka Sanaag
March 21, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan cabdiqaadir xaamud oo katirsan xildhibaana golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doorto gobolka sanaag ayaa ka hadlay dagaal laba beeleed ku dhexmaray deegaanka shidan ee gobolka sanaag kuwaasi oo u dhexeeya beelo hore dirir uga dhaxay kaasi oo sobobay dhimasho iyo dhaawac