berberatoday.com
Dowladda Somalia Oo Ciidamadii Turkigu Usoo Tababaray U Daad Guraysay Gobolka Gedo
March 21, 2021 - Written by admin

Diyaarad siday ciidamo aad u hubeysan ahaa duhurnimadii maanta ka degtay degmada Doolow ee gobolka Gedo, halkaas oo maalintii shalay aheydna diyaarad kale ay geysay ciidamo farabadan waxaana halkaasi kusoo dhaweyay Sarakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Warar hoose oo aay heshay Shabakadda HOL ayaa sheegaya in ciidamadan maalintii labaad aay dowlada Soomaaliya ka dajisay Gedo aay yihiin kuwa gaar ah oo lagu soo tababaray dalka Turkiga, waxayna ka mid noqonayaan ciidamo kale oo aay dowlada horay u geysay gobolka Gedo.
Ciidamadan labaad ee maanta laga dajiyay degmada Dooloow waxay kusoo beegmayaan xili si adag uga hadashay maamulka Jubbaland maanta ciidamadii shalay dowladda geeysay degmada Dooloow.
Jubbaland ayaa sidoo kale qoraalkeeda ku sheegtay in madaxweyne Farmaajo uu colaad ka hurinayo gobolka Gedo, xili abaaro daran aay ka jiraan deegaanada gobolka loona baahna in gurmad loo sameeyo dadka reer Gedo.’

 

 

 

 

Xigasho Haatufonline

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews