Beesha Caalamka Oo Ka Hadlay Shirka Madaxda Dawladda Somaliya Iyo Madaxda Maamul-Goboleedyada.
March 22, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wadamada daneeya dawladnmada somaliya ayaa ka hadlay shirka maalinta bari madaxda dawlada somaliya iyo madaxda maamulgoboleedyada uga furmaya muqdisho kaasi oo ay qayb ka yihiin madaxda musharixiinta madaxwaynaha somaliya