berberatoday.com
Dab Kacay Meherado Ganacsi Oo Ku Yaala Magaalada Wajaale Dhinaca Itoobiya Iyo Khasaaraha Iyo Khasaaraha Kadhashay
March 23, 2021 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Waxaa xalayfiidkii  abaaro 8;00 habeenimo dab qabsaday meherado gancsiy oo ku yalaa magaalo ganacsiyeedka tog wajaale dhinaca ay maamusho itoobiya kaasi oo gaystay khasaare hantiyeed wali aanu sobobin mid nafeed.

 

Ciidamada dab damis ee magaalada wajaale daanta itoobiya bulshada ku dhqan magaalada ayaa gurmad wayn ka galay sidii ay ubakhtiin lahaayeen dab loona badbaadin lahaa hantida ku jirtay meheradahan uu qabsaday

Sidoo kale dabka ka kacaya magaalada wajaale ayaa soo badanayay iyadoo laba guri ay ku gubteen isla manta magaalada wajaale dhinaca Somaliland dabkan ayaa lagu guulaystay in la bakhtiiyo in aanu ugu sii faafin meheradaha ganacsi ee magaalada.

Magaalada wajaale ayaa magaalo ganacsiyeed aad ucamiran taasi oo laba sedex sano iyo dheeraad dab qabsaday suuqa magaalada wajaale ee dhinaca Somaliland uu sobobay khasaare hantiyeed oo maalin dollar kuwaasi oo dadkii lahaa manta ay ka yihiin sabool halka aanay waxba ka fulin balan qaad ay xukuumada Somaliland ku dhawaaqday in dadka loo ururin doono dhaqaale ay kaga soo kabtaan khasaaraha gaadhay kaasi oo ku dhamaaday waxba kama jiraan.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews