Dawlada Eritrea Oo Si Adag Ucambaareysay Cuno qabateynta Ay Kusoo Rogtay Midowga Yurub
March 23, 2021 - Written by admin
Asmara(Berberatoday.com)-Eritrea ayaa cambaareysay waxay ay ku tilmaantay go’aanka ‘bahdilka ah’ kadib markii Midowga Yurub uu cunaqabateyn kusoo rogay xafiiska amniga u qaabilsan dalkaas arrimo la xidhiidha eedeymo ku saabsan tacaddiyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
