berberatoday.com
“Xukumada Iyo Madaxdeedu Haday Faraha Iga Bixiwaayeen Waa Laygu Guban Doonaa”Musharax Shuceyb Maxamed Muuse”Daawo Muuqal
March 23, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse oo kamid musharixiinta xisbiga ucid golaha wakiilada ee gobolka maroodi ayaa si kulul uga hadlay faro galin ay musharaxnimadiisa ku hayaan xubno uuu sheegay in ay ku shaqaysanayaan shaadhkii dawlada

sidoo kale musharax shucayb ayaa canbaareeyay xadhiga Muxiyadiin Ibraahim aadan oo kamid ahaa ardaydii ay wada dhigan jireen dugsigii al furqaan oo isagu diiday warqad lagaga been abuuray inuu shucayb ahaa ardaydii ka baxday taasi oo ay soo diyaarsadeen koox ka amar qaada wasiirka isgaadhsiinta.

muwaadinkan diiday sexeexa warqadan hoos ku qoran ayaa hada ku xidhan xarunta C,I,Dda

Dhanka kale musharax shucayb ayaa hanjabaad culus udiray cidkasta oo ku foogan farogalin lagu sameeyo hankiisa musharaxnimo isagoo sheegay in wixii ka yimaada ay masuul katahay cida iyagu wada arimahan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews