berberatoday.com
Wasiirka Biyaha Oo Sheegay In Reer Somaliland Lagula Yaabo Sida Aanay Ugu Diyaar-garoobin Dhibaatada Biyo La’aanta Iyo Abaaraha
March 24, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa sheegay in marmarka qaarkood Dadka reer Somaliland lagula yaabo sida aanay ugu diyaar-garoobin Abaaraha iyo dhibaatooyinka ka dhasha biyo la’aanta.

Wasiirka oo Shalay khudbad ka jeediyey Xuska Maalinta Biyaha oo dunida laga xuso 22 March, ayaa sheegay inay ceeb tahay in lix bilood gudahood Shacabka Somaliland marba ka cawdaan Harraad, marna biyo.

Wasiirka oo arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi  “Gaadhi gaadhi saar uun ku jiri mayno, waalla inala yaabaa Marmarka qaar, Waayo? lix bilood gudahood ayaynu marna Roob ka cabanaynaa marna biyo la’aan ka cabanaynaa, innaga oo xogsoon in jiilaalkii soo socdo ayaynaan waxba u sii kaydsaneyn oo aynu Maalintaa maalinta ka dambaysa odhanaynaa Gaadhi gaadhi saar iyo ha la na soo gaadho.”

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews