Raysal wasaaraha Itoobiya Oo Qiray In Ay Xadgudubyo Dagaal Ka Dhaceen Gobolka Tigreey.
March 24, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horreysay qiray in xadgudubyo ka dhan ah dadka shacabka ay ka dhaceen gobalka Tigree-ga, intii uu dagaalka ka socday.
