Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Xilkii Iskacasilay Iyo Sababto Uu Sheegay
March 24, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Cabdiraxmaan Cilmi Guuleed ayaa Xilkii Iskacasilay Iyo Sababto Uu Sheegay
Sabab ta Iscasilaada Xilka uu hayay ayuu waraaqdan Hoos Ku Lamaan Ku faahfaahiyay
