Dawlada Itoobiya Oo Soo Bandhigtay Nashqada Waddo Tareen Isku Xidhaysa Somaliland Iyo Itoobiya Oo La Hirgalinayo.
March 25, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada itoobiya ayaa markii uhoraysa soo bandhigtay qorshaha wado tareen oo isku xidhay Somaliland iyo itoobiya taasi oo lagaga dooday shir ka dhacay magaalada adis ababa ee caasimada itoobiya Waxaana muhiimada wadadan tareen ee Cayshaca to berbera muhiimadeeda faah faahin ka bixiyay Maamulaha Maalgelinta Waddooyinka Itoobiya, Dr Firehiwot waxa isagu sharraxay Mashruuca waddada tareenka ee Aysha (Itoobiya) iyo Berbera ( Somaliland).
