Alle Ha Unaxariisto Marxuum Gaashaanle Sare Maxamed Cabdillahi Cartan(Rujiye)
March 25, 2021 - Written by admin
Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Gaashaanle Sare Maxamed Cabdilaahi Cartan Oomar Oo Loo Garan Ogaa(Rujiya) Oo Saaka Ku Geeriyooday Hargeysa.
Marxuumku Waxa Uu Ahaa Sarkaal Sare Oo Ciidamada Ah Mudo Dheer Ilaa Xiligii Dawladii Somaliya Isaga Oo Caan Ku Ahaa Kaaraha Iyo Ku Dagaalankiisa Xiligii Jabhadii Dib Uxoreynmta Dalka Somaliland Ee SNM Marxuumkan Lagu Dhaadan Jiray Goobaha Dagaalka, Haddana Waxa Uu Ahaa Madaxa Gaadiidka Dabaabadaha Ee Ciidamada Qaranka Somaliland.
Marxuumku Waxa Uu Darajooyin Kala Duwan Ka Gaadhay Habka Ku dagaalka Gaadiidka Kaaraha Isaga oo Kaalmo Badan oo Mihiimana Ka Galay Xaalado Kala duwan oo Dalku soo maray
Alle Janadii Fardawsa Ha Geeyo Marxuumka Qaranka Somaliland Iyo Qoyska Uu Kabaxayna Samir Iyo Iimaana Haka Siiyo Aamin Aamin.