berberatoday.com
Markab Xanibay Marin Biyoodka Suways Canal Iyo Saamaynta Isku Socodka Dunida
March 25, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Markab wayn oo ah nooca Conatinerska Xambaara ayaa ku xubaanay marin biyood Canal suways ee dalka Masar ee isku xidha dunida badi waxaana lalal tacaalayaa sidii looga qaadi lahaa markab kan xanibay oo dhererkiisu yahay 400 Meter kana mid maraakiibta ugu waaweyn aduunka sidoo kalena sida badeecad tankeeda lagu sheegay 200,000 Tan markabkan ayaa waxa leh Company Taiwan laga leeyahay oo lagu magacaabo Evergreen.

Cilamada Markabka kutimi ayaa lagu sheegay Power Stearinka oo Xumadaa uu leexan waayay waxaanu xanibay labadii maalmood uu udanbeeyay marin biyaadkaa caalamka intiisa badan isku xidha oo maalintii la sheegay inay maraan in kabadab 50 Markab oo wadamada caalamka ukala gooshaya.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews