berberatoday.com
Iskuulladii Gaarka Loo Lahaa Ee Dalka Rwanda Oo Xidhmay(Kacay)Kadib Markii La Tayeeyey Waxbarashada Dugsiyadda Dawladda
March 26, 2021 - Written by admin
Rwanda(Berberatoday.com)Iskuulladii Gaarka loo lahaa ee Waddanka Rwanda, ayaa xidhmay oo kacay, markii la tayeeyey waxbarashada dugsiyadda dawladdu maamusho ee dalkaasi.
Dawladda Rwanda, ayaa dedaal iyo dhaqaale gelisay waxbarashada, si loo horumariyo nidaamka waxbarasho ee Dugsiyada Dawliga ah, si ay u noqdaan kuwo u tayeeysan sida kuwa gaarka loo leeyahay.
Ka dib dedaalka iyo tayeynta lagu sameeyey Dugsiyada Dawladda, waxa ay soo jiiteen oo u riyaaqay waxbarashadan la tayeeyey Waalidiin badan kuwaas oo Carruurtoodii iyo ubadkoodii ka soo wareejiyey dugsiyadii Gaarka ahaa, isla markaana geeyey kuwa dawladda.
Qorshahan ayaa ahaa mid ka mid ah Higsiga Madaxweynaha Rwanda ee in Iskuullada dalkiisu noqdaan kuwa ugu wanaagsan Adduunka.
Sidee U Aragtaa Waxbarashada Dowliga Ah Ee Somaliland ?
https://www.relocationafrica.com/private-schools-in-rwanda-close-down-as-public-schools-become-more-attractive-to-parents/
Sources www.relocationafrica.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews