Taageerayaasha Musharax Shucayb Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Iyo Fariinta Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
March 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah odoyaasha iyo taageerayaasha Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo caawa shir jaraa,id ku qabtay magaalada gabiley ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xukuumadu kula kacay musharax shucayb habeenkii xalay kaasi oo ay ku tilmaameen mid afduub oo aan loosoo marin shifo sharci ah.
