Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Ka Cabanaya Biyo la’Aan Soo food Saartay”Daawo Muuqal
March 28, 2021 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ee xadka udhexeeya Somaliland iyo itoobiya ayaa cabasho xoogan ka muujiyay biyo la,aan baahsan oo soo food saartay iyadoo lagu xili jilaal ah ismarkaana deegaanada ku xeeran ay ka jirto abaari
