Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Soo Saartay Amar Gaadiidka Dadweynaha Badqabkooda Lagu Hubinayo
March 28, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland ayaa amaro culus dul dhigtay gaadiidka ukala goosha gobolada dalka iyo iskaashatooyinka gaadiid kuwaasi oo ku amartay in 30bisha wixii ka danbeeyay aanu kaantaroolada ka gudbi karin gaadhi aan so maray geerashyo ay shirkada gaari ah samaysteen oo lagu eegayo badqabka gaadiidka islamarkaana dhaqaale badan lagaga qaadayo wadayaasha baabuurta