“Musharax Cabdikariim Waxaan Ugu Baaqay In Uu Canbaareeyo Xadhiga Shucayb, Oo Uu Cadeeyo Mawqifkiisa” Xamse Khayre. “
March 29, 2021 - Written by admin
“Eng Cabdikariim Waxaan Leeyahay Maanta Matihid Macalin, Ee Fagaarihii Siyaasada Ayaad Timid Mawqifkaaga Siyaasadeed Oo Cad Ee Xadhiga Musharax Shucayb Ayaa Lagaa Rabaa”Aqoonyahan Xamse Khayre.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo Kamid Masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa kahadlay saldhiga Dhexe oo ay ku booqdeen musharax shucayb maxamed muuse Oo ku xidhan islamarkaana ay xkuumadu sharci daro ku xidhay Ka dhan ah hankiisa musharaxnimo
Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan kahyre ayaa sheegay in Xaaladiisa caafimaadk fiican tahayislamarkaana uu ku xidhan yahay meel wanaagsan ciidanku ay ku la dhaqmeen sifiican