“Kuwa Yar Yar Ee Af Miishaariinta Ahow Ee Warbaahinta Wax Ku Qora, Adeer Ka Daaya Ciidanka Wax Lagama Qoree”Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland General Dabagale”Daawo Muuqaal
March 30, 2021 - Written by admin
“Ninbaa Ku Cel Celiya Ciidanku Waxbay Qafaasheen, Adiga Cadaydoona Halkay Waxku Qafaasheen”.Taliye Dabagale.
Hargeysa(Berberatoday.com)–Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen Dabagale oo Khudbad ujeediyay ciidamo cusub oo tababar loosoo gunaanaday ayaa dar daaran culus ujeediyay Ciidanka booliska, isagoo sheegay in loo baahan yahay in ay qayb ka noqdaan dib uhabaynta lagu samaynayo ciidamada booliska Somaliland isagoo ka markhaati kacay habdhaqanka qalafsan ee ciidamada ay kala kulmaan bulshadu hadidaad iyo cago juglayn balse loo baahan yahay in ay waxka badalaan habdhaqankaasi oo ay bulshada sifiican ula dhaqmaan.