Komishanka Doorashooyinka Oo Kala Diray Agabkii Iyo Shaqaalihii Kaadh Qaybinta Ee Gobolada Awdal, Togdheer Iyo Maroodi Jeex.
March 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka qaranka oo ay weheliyaan wakiilada xisbiyadu ayaa galabta kala diray shaqaalihii iyo agabkii ka hawlgalayay kaadh qaybinta codbixiyayaasha ee gobolada Awdal ,Togdheer Iyo Maroodi jeex oo ay ka bilaabmayso 31 bishan.

