berberatoday.com
Qoraa Caalami Ah Oo Isbarbar-dhigay Sida Somaliland Ugu Dhisantay Taageero La’aan Iyo Fashilka Dawladeed Ee Somaliya Oo Beesha Caalamku Ay Ballaayiin Dollar Ku Bixiso!
March 31, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gordon Peake oo ah qoraa Caalami ah, ayaa ka hadlay qadiyadda Ictiraaf-raadinta ee Somaliland, waxaanu ka warramay sida Beesha Caalamku Awoodda u saartay soo noolaynta Soomaaliyada Fashilantay, isla-markaana ay indhaha uga lalisay Somaliland.

Maqaal dheer oo Mr. Gordon Peake uu ku baahiyey Bog uu ku leeyahay Internet-ka, ayuu Ciwaan uga dhigay in Somaliland oo beesha Caalamku indhaha ka qarsatay ay wax wanaagsan qabsatay iyadoon helin taageerada Adduunka intiisa kale “Qabsashada Wax wanaagsan Caawimo La’aan, waa Kiiska Somaliland..” ayuu qoraalkiisa ku yidhi.

Qoraagu wuxuu Maqaalkiisa ku sheegay in Sagaashamaadkii oo Somaliland bilowday inay Madax-banaanideeda kala soo noqoto Soomaaliya, aanay Beesha Caalamka taageero ka helin si ay u dhisanto, laakiin xilligaa Maraykanka iyo Dawladaha ku midaysan Qaramada Midoobay ay 4 Billion oo dollar ku bixiyeen hawl-gallo Millateri oo ujeeddada laga lagaa ahayd dib u soo celinta iyo soo noolaynta Soomaaliyadii burburtay, halka xilligaa Qaramada Midoobay iyo Maraykanku ay Somaliland ku taageereen wax aan boqolkiiba hal dhamayn (1%) oo 4 taa Bilyan ka mid ahaa, si Nabadgalyada loo soo dabbaalo.

Gordon Peake oo maqaalkiisa ku soo xiganaya War-bixinno hore looga qoray Marxaladihii Somaliland soo martay, ayaa sawir wanaagsan ka bixiyey sida Somaliland u guulaystay iyadoon Beesha Caalamka ka helin wax taageero Maaliyadeed ah oo buuran.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews