berberatoday.com
Madaxwaynayaasha Puntland Iyo Jubbaland Oo Dowladda Federalka Ku Eedeeyay Inay Xagal Daacinayso In La Isku Yimaado!
April 1, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxwaynayaasha maamul goboleedyada Somaliya ee Puntland iyo Jubbaland ayaa war ay soo saareen Waxay walaac xooggan kaga muujiyeen in madaxda dowladda federalka ee somaliya ay xagal daacinayaan qabsoomida shir loo dhan yahay inuu ka dhaco magaalada Muqdisho.

Labada madaxweyne ayaa sheegay in muddo saddex asbuuc ah ku sugan yihiin Muqdisho islamarkana ay halkaas u tageen dalab kaga yimid beesha caalamka, si ay uga qeyb galaan dhameystirka heshiiska doorashada ee 17ka September 2020.

Sidoo kale Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland waxay ka digeen in kulanka oo sii dheeraada uu keeni karo in masiirka ummadda Soomaaliyeed uu mugdi galo.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews