Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Duuliye Sare Cali Faarax”Daawo Muuqal
April 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha,Naxariistee waxaa maanta aas qaran Xabaalaha Baqiic ee magaalada hargaysa loogu sameeyay Marxuum Duuliye Sare Cali Faarax oo ku geeriyooday hargaysa oo kamid ahaa shakhsiyaadkii halganka dheer usoo galay madaxbanaanida somaliland ismarkaana qayb wayn ka qaatay dib udhiskii dalka iyo horumarintiisa.
