Mucjisada Magaalada Boorama Oo Lagu Arkay Dhul Ay Biyo Kasoo Burqanayaan Iyo Dadwaynaha Degan Oo Ka Warbixiyay”Daawo Muuqal
April 2, 2021 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Magaalada boorama ayaa lagu arkay biyo mucjiso ah oo kasoo burqanaya xaafadaha magaalada qaar kuwaasi oo sameeyay guryaha ay dadku degan yihiin qaar.
