berberatoday.com
Canfarta Itoobiya Oo Magaalooyin Soomaali Dagan Tahay Dab Qabadsiiyay
April 3, 2021 - Written by admin
Itoobiya(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliiska ee Deegaanka Canfarta ayaa shalay Hadhkii Caddaa Weerar Ku Qaaday Magaaladda cadaytu Oo Hoos Timaadda Gobolka Siti.
Guryo iyo Meherado Halkaasi Ku Yaala ayaa Dab La Qabadsiiyay, Waxaana Qaxay Dadkii Ugu badnaa.
Sidoo Kale Warbaahinta Deegaankaasi Waxa ay sheegaysaa In Weerar Lagu Qaaday Garbo ciise.
Soomaalida iyo Canfarta Halkaasi Wada Taala Waxa u dhaxeeya Khilaaf salka ku haya Muran Dhinaca Dhulka ah.
Xukuumadda Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Ayaa soo Cusboonaysiisay sheegashada Deegaamadan Oo Uu hore Ugu Wareejiyay Madaxweynihii Xilka Laga tuuray, Xabsigana la Dhigay ee Cabdi Maxamuud cumar.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews