Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Masuuliyiin Xukuumada Madaxwayne Biixi Katirsan.
April 5, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa manta ansixiyay qaarkamid ah masuuliyiinta uu dhawaan madaxwayne biixi magacaabay oo kala wasiiro,wasiirkuxigeenka
Xildhibaana ayaa masuuliyiinta cod ku meel mariyay iyagoo mid mid ugu codeeyay