Sudan Oo Baabi’say Sharci Mamnuucayay Inay Xidhiidh La Yeeshaan Israel
April 8, 2021 - Written by admin
Khartoum(Berberatoday.com)-Sudan oo baabi’say sharci diidayay jiritaanka Israel Golaha Wasiirrada dalka Sudan ayaa Salaasadii shalay ansixiyay qaanuun dalkaasi ka jiray muddo 63 sano ah, kaas oo mamnuucayay xidhiidh dhexmaro Sudan iyo Israel.
Go’aankan ayaa waddada u xaadhaya hagaajinta xidhiidh diblamaasi iyo mid ganacsi oo dhex mara Israel iyo Sudan, waxana uu imanaya bilooyin kaddib marki ay labada dhinac kala saxeexdeen heshiis nabadeed.
Wasiirka Mukhaabaraadka Israel Eli Cohen iyo Wasiirka Difaaca Sudan Ibrahim Yasin