Madaxwayne Geele Oo Markii Shanaad Loo Doortay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti,
April 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ayaa doorashadii shalay ka dhacday dalkiisa ku guulaystay codadka 96.6% iyadoo aanay jirrin cid la tartamaysay marka laga reebo musharax madaxbanaan oo isagu madaxwayne geele uqurxinayay tartanka basle aan jirin cid ucodaysay.