berberatoday.com
Boqortooyada Sucuudiga Oo Dil Ku Fulisay Dad Lagu Eedeeyay ‘Khiyaamo Qaran’
April 12, 2021 - Written by admin

Riyaadh(Berberatoday.com)-Dawladda Boqortooyada Sucuudiga, ayaa toogasho ku dishay saddex askari Sabtidii Shalay, kuwaas oo lagu eedeeyay eedeysay in ay galeen “khiyaano qaran,” iyada oo aan faahfaahin laga bixin cidda ay boqortooyadu rumeysan tahay in raggaasi ay gacan siiyeen.

Wakaaladda wararka u faafisa dowladda ee Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay in raggan ay yihiin askar ka shaqeynayay wasaaradda difaaca, isla-markaana lagu helay dambi aan weli la shaacinin nooca uu yahay.

Faahfaahin kama ayna bixin kiiska raggaan ku caawiyeen cadawgeeda waxay u aragto boqortooyada.

Sacuudi Carabiya ayaa la dagaallameysa kooxda Xuutiyiinta Yemen ee Iiraan taageerto, Iyada oo Boqortooyada sida oo kale u aragta Iran in ay tahay Cadowga gobolka bariga dhexe.

Xukuumadda Riyaad ayaa sheegtay in saddexda nin lagu xukumay maxkamadda, isla-markaana amar dambe oo kasoo baxay uu noqday mid dil ahaa.

Sucuudi Carabiya ayaa fulisay xukunkii saddexaad sida lagu sheegay tirooyin ka soo baxay Amnesty International, Sanadkii 2019, boqortooyada waxay dishay 184 qof.

Boqortooyadu waxay raacday Shiinaha iyo Iiraan siday u kala horreeyaan liiska dadka dilka lagu xumo ee sida deg-degga ah loo qudh-gooyo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews