berberatoday.com
Haweenka Koonfurta Hargaysa Oo Ka Hadlay Xadhiga Xaaska Ismaaciil Buubaa Raaligalina Ka Bixiyay Qoraalo Ay Ku Baahisay Baraha Bulshada”Daawo Muuqaal
April 12, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah haweenka magaalada hargaysa gaar ahaan koonfurta magaalada hargasya ayaa ka hadlay xadhiga marwo sabaax Cadbi oo habeenkii xalay ciidamada boolisku ku xidheen magaalada hargaysa gabadha la xidhay oo ah xaaska siyaasiy ismaaciil hure buubaa.

Sidoo kale haweenka ayaa raali galin ka bixiyay qoraal marwo sabaax ay ku baahisay baraha bulshada kuwaasi oo lidku ah qaranimada Somaliland isagoo sheegay in aanay raali ka ahayn waxyaabahaasi ay baahisay

Dhanka kale haweenkan ayaa xukuumada ka codsaday in marwo sabaax xoriyadeeda loosoo celiyo

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews