berberatoday.com
Baarlamaanka Dawlada Xamar Oo Ansixiyay In Muddo Labo Sano Ah Ukordhiyay Xukumada Farmaajo Xili Xaalada Siyaasadeed Ee Dalkaasi Qasantahay
April 13, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa fadhi ay goor dhawayd yeesheen waxa ay isku raaceen shirciga jihaynta doorashooyinka Qaranka iyaga oo ansixiyay in muddo Laba sano ah lagu soo diyaariyo doorasho qof iyo cod ah.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in  in muddo 7-bil ah oo ka bilaabaneysay 1-ka November 2020 Ku siman 8-da February 2021 xubnaha heshiiska 17-kii September 2020 galay ay dayaceen fursad lagu hirgelin karay doorashooyinka.

Guddoomiye Mursal ayaa ku dhawaaqay in 153 Xildhibaan ay joogeen golaha ayna ogolaatay 149 xildhibaan, waxaa ka aamusay 1 Xildhibaan halka ay diidaan 3  xildhibaan kale sida uu natiijadaas ku dhawaaqay

Sharcigan ay Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyeen ayaa ka dhigan in dowladda hadda jirta ay sii shaqeyn doonto mudada Labada sano ah ee nagu soo foolka leh.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews