Midowga Yurub Oo Ka Horyimid Mudo Kordhintii Loo Sameeyay Farmaajo, Kuna Hanjabay In Ay Joojinayaan Dhaqaalihii Ay Ku Taageerayeen Somaliya.
April 14, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wakiilka u sareeya arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell ayaa qoraal adag ka soo saarey xaaladda Soomaaliya, waxaana ay si toos ah uga hor yimaadeen Madaxweynaha xilka korodhsadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
