Mucaaridka Soomaaliya Oo Qaadacay Muddo Kordhintii Loo Sameeyay Xukuumadda Farmaajo
April 14, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Midowga Musharixiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa qaadacay muddo kordhintii labada Sano ee Golaha Shacabka Soomaaliya u sameeyay maalintii shalay dowladda mudo xileedkeedu dhamaaday ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo.
Midowga Musharaxiinta Soomaaliya