berberatoday.com
Itoobiya Oo Sheegtay In ay Suudaan Khatar Ku Tahay Ammaanka Gobolka Geeska Afrika.
April 15, 2021 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa sheegtay in Suudaan khatar ku tahay nabadda iyo ammaanka gobolka geeska Afrika.

Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa loogu baaqay beesha caalamka inay cadaadis saaraan Suudaan.

Itoobiya waxay sheegtay in Suudaan oo midowga Afrika Guddoomiye ka ah in ay u durbaan tumanayso barakicinta, dhaca shacabka iyo in dagaal lagu qaado dhulka Itoobiya.

Qoraalka ayaa lagu yiri: ” Waxaan beesha caalamka ugu baaqaynaa in Suudaan cadaadis caalami ah la saaro, si miyirkeedu usoo noqdo.”

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews