Somaliland Oo Deeq Waxbarasho Ka Heshay Itoobiya + Tirada Iyo Shuruudaha laga Rabo Ardayda Danaynaya Fursadahan!
April 16, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland ayaa deeq waxbarasho ka heshay dalka itoobiya sida uu baahiyay agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada somaliand
Sidoo kale ardayda daynaysa furdahan waxbarasho ayaa lagu wargaliyay wakhtiga ay soo xaraysanayaa codsiyada iyo shuruudaha looga baahan yahay
HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY WASAARADA WAXBARASHADA SOMALILAND;
