berberatoday.com
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal Beleedka Degmada Xudun
April 16, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay dagaal beeleedka ka dhacay degmad Xudun ee gobolka Sool oo dagaal ku dhexmaray laba beelood oo halkaasi wada dega.

Guddoomiyaha golaha Wakiiladda ayaana sidoo kale baaq u diray labadaasi beelood ee dirirtu halkaasi ku dhexmarayso isagoona u soo jeediyay inay dagaalka joojiyaan.

Sidoo kale, guddoomiye Baashe ayaa fariin u diray ciidamada Milateriga Somaliland ee halkaasi ku sugan iyo Madax-dhaqameedka gobolka Sool, waxaanu ugu baaq inay kala dhex galaan labadaasi beelood.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews