Madaxweynaha Mareykanka Oo Safiir Cusub Umagacaabay Soomaaliya
April 16, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiistii Larry Edward André Jr u magacaabay in uu noqdo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.
Safiirka cusub ayaa badali doona Donald Yamamoto oo dowladdii uu madaxweynaha ka ahaa Donald Trump u magacaawday safiirka Soomaaliya.
Larry André Jr