berberatoday.com
Aqoonyahan Ka Warbixiyay Dawooyinka Ugu Fiican Talaalka Covid19 Iyo Kuwa Aan Wanaagsanayn,
April 17, 2021 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Bashiir Maxamuud Cumar Oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Waxku Bartay Jaamacadaha  Dalka Maraykanka oo uu hada Degan Yahay Ayaa Si qotodheer Uga waramay Talaalka covid19 iyo kuwa ugu fiican ee ay tahay Bulshadu in ay isku Talaalaan.

Sidoo kale Aqoonyahan Bashiir ayaa bulshada somalida uga digay talaalka covid19 Qaarkood oo ay dadkii isku talaalay ay kala Kulmeed cilado caafimaadkooda aan ufiicnayan oo  soo Baxay.

Dhanka kale aqoonyahan bashiir ayaa ka hadlay sida ay ukala fiican yihiin dawooyinka talaalka coronavirus ee ay soo saareen dalalka maraykanka iyo Ingiriiska

HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA AQOONYAHAN BASHIIR EE TALAALKA COVID19;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews