Ku-xigeenka Xoghayihii Hore Ee Maraykanka U Qaabilsan Afrika Oo Caalamka Ku Soo Jeediyey Somaliland
April 18, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ku-xigeenkii xoghayihii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Afrika, noqdayna Safiirka Maraykanka ee Dalalka Guinea iyo Itoobiya Ambassador Tibor Nagy, ayaa ka hadlay Faraqa u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.
