berberatoday.com
“Haddii Aan Layska Qaban Farmaajo Dalku Meel Kale Ayuu Tagayaa”Madaxweyne Axmed Madoobe
April 18, 2021 - Written by admin

Kismaayo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo magaalada Kismaayo kula hadlayay bulshada rayidka ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu Soomaaliya god ku riday.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in sharci darro ahayd go’aankii uu dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya mudada ugu kordhiyay hay’adda dowladda oo muddo xileedkoodu dhamaaday, isaga oo intaa ku darray in bulshada looga baahan yahay in ay u midoobaan badbaadinta Soomaaliya.

Axmed Madoobe

Axmed Madoobe

Wuxuu sheegay in marnaba Baarlamaanka Soomaaliya aanu awood u laheyn inuu baabi’iyo ama laalo heshiiskii doorashada ee 17kii September ee doorashada.

”Haddii aan layska qaban madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo wadanku meel kale ayuu tagayaa, waxaana tuusaale idinku filan marxalada maanta ay ku jirto Muqdisho oo dadku cabsi dareemayaan” ayuu yidhi Axmed Madoobe.

Wuxuu sheegay in uu madaxweynuhu ku fashilmay in uu qabto doorasho xor iyo xalaal ah, islamarkaana kaliya ay u muuqdo kuriga uu ku fadhiyo.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews