Maayarka Caasimada Iyo Xoghayaha Dawlada Hoose Oo Kormeer Ku Tagay Warshada Ee Soo Saarta Daamurka Wadooyinka.
April 19, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada Hargaysa oo uu weheliyo xoghayaha dawlada hoose ayaa maanta kormeer kusoo maray warshada dawlada hoose ee soo saartay daamurka lagu sameeyo wadooyinka caasimada taasi oo u taala galbeedka magaalada hargaysa.

