berberatoday.com
Taliyihii Hore Ee Haayada Sirdoonka Dawlada Xamar Ee NISA Oo Sheegay Inuu Ka Badbaaday isku day dil
April 19, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Taliyihii hore ee hay’adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil, kaddib markii xalay ciidamada dowladdu weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday oo marayay aaga Marinaaya ee Magaalada Muqdisho.

Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada weerarray ahaayeen kuwo ka tirsan Booliiska Soomaaliya, laakiin loogu magacdarray Duufaan oo dhawaan la dajiyay goobtaasi.

Taliyihii hore ee NISSA

Taliyihii hore ee NISSA

Weerarka ayuu sheegay in uu ahaa mid ku dhacay si ku talagal ah madaama ay ogaayeen ciidamada ku sugnaa Bartakootarool ee lagu rasaaseeyay in uu ahaa taliyihii hay’adda Nabad-sugida.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca hay’addaha Amniga oo la xidhiidha eedeynta Cabdiraxmaan Tuuryare ee ah in ay weerarreen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews