berberatoday.com
Madaxweyne Siciid Deni Oo Cafis Ufidiyay 66 Maxbuus Oo Jeelasha Putland Ku Xidhan
April 19, 2021 - Written by admin

Garoowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta cafis Guud u fidiyey 66 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xidhan xabsiyada deegaanada Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa maxaabiistaan cafis ugu fidiyey talo soo jeedin ka timid wasaaradda caddaalada Puntland, iyadoo la eegayo fadliga bisha barakeysan ee Ramaddan iyo xaaladda caafimaad ee caabuqa Covid-19 awgeed.

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni

Tirada maxaabiista ugu badan ee la cafiyay ayaa ku xidhnaa xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe, xabsigaas oo ah kan ugu weyn ee lagu hayo maxaabiista dambiyada kala duwan.

Saraakiisha xabsiga ayaa sheegay, maxaabiista la cafiyay in ay u xidhnaayeen dambiyo fudud islamarkaana muddada xabsi hayntooda ay u dhimanayd wax yar.

Sanadkii hore, Puntland ayaa cafisay 194 maxbuus.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews