Faah Faahinta Dab Ka Kacay Kaamka Barakacayaasha Ee Magaalada Caynaba Iyo Khasaaraha Uu Sobobay.
April 20, 2021 - Written by admin
Caynabo(Berberatoday.com)-Kaabka barakacayaasha ee magaalada Caynabo ayaa waxaa ka kacay Dab kaasi oo gaystay khasaare baahsan oo ay ku shufbeeleen guriyo tiro badan iyo wixii hanti dhextaalay.
