Beelaha Hawiye Oo Kulan Ay Ku Yeesheen Muqdisho Kaga Hadlay Sida Ay Uga Soo Horjeedaan Mudo Kordhinta Farmaajo”Daawo Muuqaal
April 21, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Haldoorka beelaha hawiye oo shir ku qabtay Magaalada muqdisho ayaa siwayn uga soo horjeestay mudo kordhinta labada sano ee loo sameeyay madaxwayne farmaajo oo mudo xileedkiisii dhamaatay.